Muxuu Xamse Barre kaga hadlay khudbada uu ka jeediyey Shirka Sharm El Sheikh? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharm El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyadda ay leedahay in Bangiyada Horumarinta ay noqdaan kuwo  ka jawaaba caqabadaha la soo gudboonaada dal. Ra’iisul Wasaaraha oo dood-cilmiyeed kala qaybgalay Ra’iisul Wasaareyaasha Masar, Rwanda, Burundi, Madaxweynayaaha Comoros iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Tanzania, ayaa sheegay in … Continue reading Muxuu Xamse Barre kaga hadlay khudbada uu ka jeediyey Shirka Sharm El Sheikh? (Sawirro)